Shiinaha oo shaaciyay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus

Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Shiinaha Zhao Lijian ayaa sheegay in ciidamahada Mareykanka ay keeneen cudurka CORONAVIRUS magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah meesha uu ka bilowday cudurkan caalamka ku sii faafaya. Zhao Lijian ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka. “Kumuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee … Continue reading Shiinaha oo shaaciyay dal uu ku tuhunsan yahay inuu ka dambeeyo Coronavirus